Stefano Manservis iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo galabta tagay Soobe (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho  C/raxmaan Cumar Cusmaan ,Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga & Horumarinta Midowga Yurub Mr Stefano Manservisi ayaa galabta booqday Isgoyska 14-ka October oo ay isugu soo baxeen in ka badan kun Qof si ay ugu duceeyaan Walaalahooda sida xaqdarada ah loogu xasuuqay isgoys-gaasi sanadkii tagay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo … Continue reading Stefano Manservis iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo galabta tagay Soobe (Daawo Sawirada)